Dhiiga cusub

Dhiiga cusub walal follow I soo dheh

09/11/2021

daawo muuqaalkan

09/11/2021

muuqaalka dhamayso

09/11/2021
09/11/2021
09/11/2021
warbixin
09/11/2021

warbixin

hal eray ka soo dheh jacalka
09/11/2021

hal eray ka soo dheh jacalka

09/11/2021

shaashaa baa qoray
Inaad Jareer tahay Mexey kaaga dhigantahay?

Inaad Jileec tahay mexey kaaga dhigantahay?

Aniga inaan Jareer ahay waxay iiga dhigantahay inaam ahay Ruuxa ugu wanaagsan Aduunka.

Abdi Nasir buuni ayaa sidaan yiri gabdh boorame joogta ayaa page ku soo qortay . buuni ayaa yiri ayaa yiri anigaa meherk...
09/11/2021

Abdi Nasir buuni ayaa sidaan yiri

gabdh boorame joogta ayaa page ku soo qortay . buuni ayaa yiri ayaa yiri anigaa meherka ka bixinaya xildhibaanka barigii dhawayd gabadhu jeclaaty ka dib mobelka ayeey dansaty
subixii ayaan wacay oo aan iri maxaa kugu watay waxaas
waxay iigu jawaabty adeer page ayaa iga dansan oo aan ku kala kacsanayey
markas baan hader iri ma anigaa igu kala kacsani

walalayaal anigu been ma sheegi Karee page ii kala kiciya kun share bas ah I siiya

09/11/2021

Send a message to learn more

09/11/2021
09/11/2021

Waxaan badda ku jirnay 11 maalmood. Markii ay wax walba naga dhammaadeen waxaan billownay inaan cabno biyaha dhanaan ee badda. 5 maalmood ka dib 2 ruux ayaa naga dhimatay. Ka dibna maalin walba waxaa dhimaneysay 2 ruux", ayuu yidhi Maxamed.

"Waxaan doonta ku saarneyn 15 ruux, kaligey ayaana ka badbaaday", ayuu yidhi Maxamed Aadan Ogga, Oo Ka Soo Jeeda Qoomiyada Oromia Ee Dalka Itoobiya kaasi oo hada lagu dabiibayo xaaladiisa Caafimaad Isbitaal ku yaalla Malta.

09/11/2021

Address

57
Jeffreysbaai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhiiga cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhiiga cusub:

Share