Hassan Qasaaye

Hassan Qasaaye قُل إِنِّي أَخَافُ إِن عَصَيتُ رَبِّي عَذَابَ يَومٍ عَظِيم ��

Ħassan Ăhmed Ømar Dhalinyarooy ogaaada in mustaqbalka dalka uu gacanteenu ku jiro. Haddii aan  maanta dadaalno, berri wa...
15/09/2025

Ħassan Ăhmed Ømar Dhalinyarooy ogaaada in mustaqbalka dalka uu gacanteenu ku jiro. Haddii aan maanta dadaalno, berri waxaan dhisi karnaa dal barwaaqo ah. Haddii aan dayacdo, jiilasha soo socda waxay dhaxli doonaan burbur iyo jahwareer.

Allah wuxuu Qur’aankiisa ku leeyahay:
﴿إِنَّ اللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُوا مَا بِأَنفُسِهِمْ﴾
(Suuradda Ar-Racd, 11)
Macnaheedu yahay Ilaahay ma beddelo xaaladda qoom ilaa ay iyagu iska beddelaan waxa naftooda ku jiray Xalkeenu wuxu ku jira Dal midaysan iyo dad ogow wada noolaashaha

Address

Johannesburg

Telephone

+27603933880

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Qasaaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share