Abdirahmansigane

Abdirahmansigane Halkan Waxad kala socon doonta Warbixinno iyo Falanqeynta siyaasadda Somalia & Caalamka.

06/01/2026

Xaalad kacsanaan ah ayaa ka jirta xaafada warlaliska ee degmada deyniile ka dib markii ciidanka dowlada ay ku dhaawaceen 2 wiil oo dhalinyaro ah .

05/01/2026

Dab xoogan oo ay ku geeriyoodeen dad badan ayaa saakay ka kacay xaafada 150 ee magaalada hargaysa.

04/01/2026

Sharci ku tumasho 3 geesood ah oo ay ku heshiiyeen maraykanka, ruushka iyo shiinaha.

04/01/2026

Kooxda AS oo qarax miino ah ku dishay dad safar ah oo ku socdaalayay gobolka shabeelaha dhexe.

03/01/2026

Dagaal toos ah oo ak socda venezuela

01/01/2026

Howgalo lagu dilay 135 iskuugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda AS oo laga fuliyay deegaanka jabad-godane ,alanleey iyo xawaadleey oo hoostaga gobolka shabeelaha dhexe.

01/01/2026

Fahad yaasiin ayaa ku tilmaamay aqoonsiga isra11l ee somaliland degreeto uu soo saaray netanyahu taas oo ah sharci daro .

31/12/2025

5 tii dhacdo ee ugu weyneyd ee ka dhacday soomaaliya sanadkaan sii dhamaanaya ee 2025 iyo 2 dhacdo oo waa weyn oo ay ku bilaabanayso sanadka 2026.
Warbixin kooban.

31/12/2025

Wadahadalo u dhaxeeya AS iyo dowlada oo ka dhacaya dalka qadar.

30/12/2025

Soomaaliya oo maanta diiday xadgudubka isra11l Banaanbaxyo waaweyn oo ka socda dalka.

29/12/2025

Hogaamiyaha mucaarda isra11l ayaa ka hor imaaday aqoonsiga somaliland waxa uuna ku tilmaamay mid dhibaato ku ah isra11l.

General Indha-Cadde oo goob fagaare ah ka hadlayay ayaa yiri ..Talaabiib ayaa inoo balan ah waxaan ahay naftii h**e, Cal...
29/12/2025

General Indha-Cadde oo goob fagaare ah ka hadlayay ayaa yiri ..Talaabiib ayaa inoo balan ah waxaan ahay naftii h**e, Calankeyga Nuuroow hadii aan soo noqon Allahayoow ku nabad yeel"

Address

Johannesburg

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahmansigane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share