Caydarus Show

Caydarus Show Halkaa waa Bogga rasmiga ah ee FEISAL GEELLE

15/06/2026

Xariga ayuu ka jaray safaaradii.

Maxaa xigi doona🫣.

09/04/2026

Dalkii madaxdiisa sidaas looga haybaysan jirey maantay bisadaa hogaamiya.

Markii aad isku kalsoontahay , cid kasta ayaa ku ixtiraameysa xataa hadii aad qaldantahay.

Somalia halkeedii ayaan ku celineynaa idamka illaahey.

30/01/2026

Wiil kaan Yar wuu ka mid yahay Dadka Media ha Ugu saamaynta Badan Isa goo ka cabanaayo Biyo laan,ta ka Kajirta Miya io Baahida faraha baden ee Ka dhex jirta Somali madaxdu Waa may wax uqabato dadkana baahida io Oon ku dilay allow Umadeena ugar gaar meel kasta ay joogan

24/01/2026

Dadka waalo io Asc baa ladhahaa😂 #

21/01/2026

Riwaayadii Qiyaano Part 3

20/01/2026

Qaybtii laabad Qiyaano

19/01/2026

Waligaa Qof Ha aaminin ila daawo Muqaal kaan Cajiib😱

18/01/2026

Dibad bax ballaaran oo looga soo horjeedo faragelinta Isra’iL ee dalkeenna ayaa ka socda degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

Waxaa Jira Qof dhalinyarta Soomaliyeed ka mid ah oo qoraal kaan Ii Soo Qoray I don't know in Uu Qof is ka kaftamayo yahy...
18/01/2026

Waxaa Jira Qof dhalinyarta Soomaliyeed ka mid ah oo qoraal kaan Ii Soo Qoray I don't know in Uu Qof is ka kaftamayo yahy lkn Xaqiiq ayaa ah Qof ka dareemi kara Waa qofkii dhibatadaas Soo maray Un Marka Waxaan Madaxda io Saraa kiisha ka codsanaynaa in ay dhalintaas wax uqabtaa Sudaan bay ku xaniban yihiin say sheegeen Marka Waxaan rajaynaa in wax loo qabto Dhalintaas Dhibaataysan alle SWC Haka bad Baad Baadsho dhalintaas dhiban Cadowga haysta AAMEEIN

16/01/2026

🗣️Reer Awdal xaq ayey u leeyihiin haddii ay rabaan maamul-goboleed Soomaaliya ka mid ah

Address

Palm Ridge, Katlehong, 1488
Johannesburg
1448

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caydarus Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share