Qadafi Nuur Ali

Qadafi Nuur Ali kusoo dhawoow page qadafi nuur ali BN ee rasmigaa like saar.

02/10/2024

Dani Oo Banaadir Laga Sugayay Oo Boosaaso Ka Dagay
🤣 Laftagareen Oo 50 Asakari kala Soo Dagay Xamar
waa War Aan Daawaday Caawa 🤣

25/06/2024

-Bal Sawiro Afdheer Oo SiQ Dhexe Laamigii La Saaray
-Bal Sawiro Sidaan Jecelahoo Subaxii Suuroowda’

21/04/2024

Soomaalidu Waa Dad Cajiiba
Hadii Adoo Soomaali Ah Aad Taariikh Aad Hayso Ama Aad Maqasho Aad U sheegto Ood Dhahdo Tusaale Ahaan Wakhtigaa Ree Hebal baa Dagaalamayay Ama Goobtaas Ubadna Ama Hogaanka Hayay War Nagala Tag Beenta Ayeey Kuleeyihiin

Lkn Haduu Nin Gaala Oo Cadaana Uu Qoro Intaas Aan Sheegay Waxaa La Leeyahay Waa Xaqiiq Waxaana Sheegay Nin Dhul mareen Ahaa Oo Talyaani Aha aoo Faransiis Ahaa Oo jarmal�ahaa Wuxuuna Ku Cadeeyay Buugiisa Hebal Ah 🤣

15/02/2024

Hadii Aad Dowlada Ushaqayso Xaq baad Uleedahay Waana Wadankaadi )
Haddii Qof Xil Hayo Wax ku siiyo Xaq baad Uleedahay Waana Dakhligaadii iyo Risiqii Eebe kuu Qoray oo Qofkaas Lagugu soo Dhiibay )
Ee diintaada damiirkaada iyo Xaqa marnaba Haa Oga Tagin Adoo Dulmi Arkana Haa Is Diidsiin Ama Haa Uus Duugin
Nabiga Haa Lagu Saliyo SCW❤️

10/01/2024

markay Jubaland iyo Galmudug Ciyaarayan Ilma Adeertay MareexaaN Ayay Taageeraan Horta maadaama Labada Maamulba Madaxwayne Kuxigeen Kuleeyihiin🤣

duleedka Dagmada Jarati Ee Gobalka Afdheer Alloow Umada Roobka iyo Barwaaqada Usiyaadi
27/10/2023

duleedka Dagmada Jarati Ee Gobalka Afdheer Alloow Umada Roobka iyo Barwaaqada Usiyaadi

Xaaji Cabdiraxmaan Mursal ka hor inta uusan weerarin xeradii ingiriiska ee Sarinlay waxa uu sargaalkii Elliot ahaa ee uu...
25/10/2023

Xaaji Cabdiraxmaan Mursal ka hor inta uusan weerarin xeradii ingiriiska ee Sarinlay waxa uu sargaalkii Elliot ahaa ee uu dili doono kula taliyay in habeenkii askarta wixii aan shaqo ku jiran sida waardiga oo kale hubka laga xareeyo, wuxuuna ku sababeeyay in askarta oo mar walba hubkooda wadataa dhibaato ka dhalan karto.

Taladaas ayuu Elliot qaatay, waxuuna soo rogay amar ah ah ciidanku waxaan shaqo ku jirin fiidkii hubka xareeyo. Habeenkii weerarku dhacay askartii hubku ka xaraysnaa way u suuragali wayday inay la soo baxaan, waxaana halkaa lagaga dilay 35 uu Elliot ku jiro, 7 way dhaawacantay halka 3na baxsatay. Waxaa kale oo dhintay 50 qof oo shacab ahaa.

Cawlyahanku 6 bari bay xeradii haysteen, waxayna ka qaateen aduun fara badan oo ay ka mid ahaayeen; Qori wayn oo boobe ah, 50 qori oo rayfal ah iyo 300 oo sanduuq oo rasaas ah. Ciidan talyaani ah oo Baaradheere ka soo gurmaday baa xeradii dib uga saaray.

Source: THE KING'S AFRICAN RIFLES.
WQ mohamed h hassan

quruxda Dhulka Iyo Roobka Oo Is Qabtay Dhitra hadii aan la gurin roobku Xitaa ma Istaagohalkan Waa Duleedka tuulada jimb...
13/10/2023

quruxda Dhulka Iyo Roobka Oo Is Qabtay Dhitra hadii aan la gurin roobku Xitaa ma Istaago
halkan Waa Duleedka tuulada jimbac Ee Dagmada Hargele

sawir qaade Jilab Ahmed

Anu Arimahan Is  Dhax Yaaci Garan Mahaye boqorka 5 Wiilkaa Cawsha Birlabka farax Samatar Basaa Fahmaya 🤣 Sitoos Ah Ilkac...
06/09/2023

Anu Arimahan Is Dhax Yaaci Garan Mahaye boqorka 5 Wiilkaa Cawsha Birlabka farax Samatar Basaa Fahmaya 🤣 Sitoos Ah Ilkacase Qays

24/08/2023

Gobalka afdheer 14jirada ayaa Doctoro ah oo shaqaysanaya 😄
Meesha gobalada kale 20jiradodu ilma carab khuuriye fadhiyaan minamin 😄

Address

Johannesburg

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qadafi Nuur Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share