Shaafici Sheekeeye

Shaafici Sheekeeye shaafici sheekeye

Matheus Cunha iyo Casemiro ayaa goolal ku lug yeeshay kulanka haatan soo idlaaday ee ay Brazil guusha ka gaartay South K...
10/10/2025

Matheus Cunha iyo Casemiro ayaa goolal ku lug yeeshay kulanka haatan soo idlaaday ee ay Brazil guusha ka gaartay South Korea. 🅰️🅰️

Harry kane aya doonaya Eplka inuu kusoo laabto 2026 ama 2027 Man United ayaa diyaar u ah inee la wareegto Kane [ BenJoco...
09/10/2025

Harry kane aya doonaya Eplka inuu kusoo laabto 2026 ama 2027 Man United ayaa diyaar u ah inee la wareegto Kane [ BenJocobs]

Man United Saameynteeda Caadi Maahan XaqiiqdiiSenne Lammens inta Uusan Safan Kulankiisii ugu horeeyay Man United waxaa k...
07/10/2025

Man United Saameynteeda Caadi Maahan Xaqiiqdii
Senne Lammens inta Uusan Safan Kulankiisii ugu horeeyay Man United waxaa ku Xirneed 10.6k

Balse Safashadiisii Kulankii Sunderland haatan Waxa uu Marayaa 414k Followers ah

Maamulka Man United ayaa la fariistay Xiddigaha Kooxda Uu Hogaaminaayo Captan Bruno Fernandes Ciyaartoyda ayaa Maamulka ...
07/10/2025

Maamulka Man United ayaa la fariistay Xiddigaha Kooxda Uu Hogaaminaayo Captan Bruno Fernandes Ciyaartoyda ayaa Maamulka Ku wargaliyeen inee la dhacsanyihiin Amorim eena Garab taaganyihiin

Maamulka & Ciyaartoyda ayaa ku balamay ugu danbeyn inee Midaa ku muujiyaan Garoonka oo Kooxda udagaalamaan.

Arintaan ayaa ka dhigan Amorim shaqadiisa Save inee tahay Maamul & Ciyaartoyna ku wada qanacsanyihiin

Yaan loo kala hadhin su’aashan, ha uga jawaabo qof kasta siduu wax u arkaayo.Ruben Amorim waqti in la siiyo ma u qalma?S...
06/10/2025

Yaan loo kala hadhin su’aashan, ha uga jawaabo qof kasta siduu wax u arkaayo.

Ruben Amorim waqti in la siiyo ma u qalma?Sabab?

Jawaabtaas yaanay cidna u kala hadhin saaxiibayaal.

Amorim Oo Shaxdii Sir Alex Caanka ku ahaa ee 4-4-2 Dhibcaha Ku qaatay Kulankii Sunderland Waxee aheed Shax dheeli tiran ...
06/10/2025

Amorim Oo Shaxdii Sir Alex Caanka ku ahaa ee 4-4-2 Dhibcaha Ku qaatay Kulankii Sunderland

Waxee aheed Shax dheeli tiran hab Daafac & Mid Weerar Maku sii adkeesan doonaa Mise Alaabtiisii Uu ku laaban doonaa ?

Amorim Oo Shaxdii Sir Alex Caanka ku ahaa ee 4-4-2 Dhibcaha Ku qaatay Kulankii Sunderland Waxee aheed Shax dheeli tiran ...
06/10/2025

Amorim Oo Shaxdii Sir Alex Caanka ku ahaa ee 4-4-2 Dhibcaha Ku qaatay Kulankii Sunderland

Waxee aheed Shax dheeli tiran hab Daafac & Mid Weerar Maku sii adkeesan doonaa Mise Alaabtiisii Uu ku laaban doonaa ? Shaafici Sheekeeye

Airplane ✈️ Benjamin Seško Shaafici Sheekeeye
05/10/2025

Airplane ✈️ Benjamin Seško

Shaafici Sheekeeye

Xog aadan Ogeyn:Goolhayaha Cusub ee Manchester United Senne Lammens weligiisa gool lagama dhallin kulan Premier League u...
05/10/2025

Xog aadan Ogeyn:

Goolhayaha Cusub ee Manchester United Senne Lammens weligiisa gool lagama dhallin kulan Premier League uu ciyaaray.🔥

Bal barkho wanaagsan. Wixii u uqalmo saar

🗣️ Benjamin Šeško:“Had iyo jeer cadaadis weyn ayaa jira, gaar ahaan markaad joogto koox sidan oo kale ah. Laakiin annagu...
04/10/2025

🗣️ Benjamin Šeško:
“Had iyo jeer cadaadis weyn ayaa jira, gaar ahaan markaad joogto koox sidan oo kale ah. Laakiin annagu si wanaagsan ayaan u wajahnaa, mar kale ayaan muujinay in aan si fiican u ciyaari karno oo aan guulo gaari karno.”

“Waxa ugu muhiimsan hadda waa inaan sidaas kusii wadno.”

- Shaafici Sheekeeye

04/10/2025

Chealsa vs Liverpool goalka marku dhashay sidee ay daremayeen mucaaradka

ISBUUC gudihii Liverpool labo jeer ayaa la garaacayaa Next hadana waa Chelsea oo caawa badisay Arsewaa cida Shaafici She...
30/09/2025

ISBUUC gudihii Liverpool labo jeer ayaa la garaacayaa Next hadana waa Chelsea oo caawa badisay Arsewaa cida Shaafici Sheekeeye

Address

Tawakal
Johannesburg

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252612895230

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafici Sheekeeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share