Puntland Post

Puntland Post Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Post, 322 Streatham High Road, Johannesburg.

24/10/2025

Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah DFS oo isku khilaafay muddo kordhin ay dooneyso Villa Soomaaliya

23/10/2025

Warka Habeen ee Daash Somali Tv 23-10-2025

23/10/2025

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro; ''Ceerigaabo colaaddii ka dhacday markii ninkii ugu horeeyey lagu dilayay magaalada, waxaan joogay Kenya".

23/10/2025

Nabadoon caan ahaa oo lagu dilay degmada Afgooye ee Gobolka sh/ Hoose iyo wararkii ugu dambeeyay

23/10/2025

Xubno ka tirsan AS oo lagu dilay Hawlgal Ciidanka Daraawiishta Galmudug ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

23/10/2025

Madaxweynre Xasan oo a kulmaya Hogaamiyaasha 3 maamul goboleed, kuna wajahan Kismaayo

22/10/2025

Warka Habeen ee Daash Somali Tv 22-10-2025

22/10/2025

Dab khasaare geystay oo ka kacay guryo ku yaala Magaalada Muqdisho

22/10/2025

Dad shacab ah oo lagu dilay duleedka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/ Hoose iyo xiisad halkaas ka taagan

22/10/2025

Khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan KGS oo sii xoogeystay iyo lafta gareen oo diiday dalab uga yimid Villa Soomaaliya

22/10/2025

AS oo weerar ku qaaday Fariisin Ciidanka Xoogga dalka ay ku leeyihiin duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool iyo dagaal culus oo halkaas ka dhacay

21/10/2025

Warka Habeen ee Daash Somali Tv 21-10-2025

Address

322 Streatham High Road
Johannesburg
SW166HG

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Puntland Post:

Share