16/09/2025
π π¨π€πππ¦ππ’&π π¨π¨π‘ππππ
100βοΈπ ππππ π’π’π
1)Adkaynta amniga
2) isdiiwaangelinta doorashooyinka
3) xoojinta Cadaaladda
4)dib u habaynta Maamulka
5) adeegyada bulshada
6) Nadaafadda & bilic soo celinta
7) dib u dhiska wadooyinka
8)Taageerada Ganacsatada & dhalinyarada
9) iskaashiga caalamiga ah
General muungab waa Hugaamiye geesi ah daacad ah howl kar ah lkn dawacadu waa iska qayli kartaa mooyee banaanka ma imaan karto ogaada
Mahad sanid million times Mudane Dalqurxiye Hassan Mohamed Hussein Muungaab π«‘
Abwaan Kaahiye Warshiikh