Ayub Hashi

14/04/2025

KIIS XANUUN BADAN. INTUU UUREEYEY AYUU KU INKIRAY 😭😭 ゚viralシfypシ゚ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

14/04/2025

COD MACAAN FISKA. ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚

13/04/2025

Su'aalo weydiin police soomaaliya. ゚viralシfypシ゚ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

Gabdhaha iyo wiilasha Beesha Cabdi Gaabane ee Reer Xaaji Saleeban  oo caawa muqdisho ku wada ufurey next afur waa degmad...
28/03/2025

Gabdhaha iyo wiilasha Beesha Cabdi Gaabane ee Reer Xaaji Saleeban oo caawa muqdisho ku wada ufurey next afur waa degmada Godinalabe Cadaado Baxdo Ardo Dhagaxdheer Cadakibir

Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza Waxay tiriy: 710 shahiid iyo in ka badan 900 oo dhaawac ah ayaa loo wareejiyay isbitaalla...
21/03/2025

Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza Waxay tiriy: 710 shahiid iyo in ka badan 900 oo dhaawac ah ayaa loo wareejiyay isbitaallada Gaza tan iyo Talaadadii.

DEG DEG: Dagaalyahanada Falastiin ayaa xaqiijiyay in afhayeenkii guutooyin Al-Qudus iyo dhamaan qoyskiisii lagu dilay du...
20/03/2025

DEG DEG: Dagaalyahanada Falastiin ayaa xaqiijiyay in afhayeenkii guutooyin Al-Qudus iyo dhamaan qoyskiisii lagu dilay duqayn ay Yuhuudu xalay ka geysatay Gaza. Afhayeenka oo lagu magacaabi jiray Abu Xamza ayaa kamid ahaa raggii ugu caansanaa xoogagga muwaaqamada Gaza ee dagaalka adag la galay ciidamadii Yuhuuda ee xasuuqa u geysanayay shacabka Falastiin.

FG: Ha isku qaldin afhayeenka la dilay oo lagu magacaabo Abu Xamza kana tirsan guutooyinka Al-Qudus iyo afhayeenkii guutooyinka Al-Qassaan oo lagu magacaabo Abu Cubaydah oo isagu nool, una hadla garabka milatari ee Xamaas.

16/03/2025

DEG DEG--Mooshinka Aadan madoobe iyo falcelinta Baarlamaanka iyo xog xasaasi ah

Hoggaamiyaha Afrikaanka ah wuxuU tusaaleuyahay fashilka iyo nooc kasta oo dowladnimoliidata ah. Bal fiiri hadalka uU jee...
15/03/2025

Hoggaamiyaha Afrikaanka ah wuxuU tusaaleu
yahay fashilka iyo nooc kasta oo dowladnimo
liidata ah. Bal fiiri hadalka uU jeediyay
Madaxweyne Yoweri Museveni, 0o Uganda
maamulayay muddo 40 sano ah–wuxuu
sheegay inuu la yaabay heerka faqriga ee
dadkiisa, maadaama ay jiraan dad aan weligood
gacantooda saarin 1 milyan oo lacagta dalkaas
ah oo u dhiganta wax ka yar $300.

Si lama filaan ah, hoggaamiyahan muddo
dheer talada hayay wuxuu eedda faqriga dusha
Uga tuuray dadkiisa, isaga oo muujinaya in
xaaladdaas ay isaga dhibayso. Laakiin su'aasha
taagan waxay tahay: haddii uu 40 sano xukunka
hayay, maxaa sababay in dadkiisu wali la
tacaalayaan faqri ba'an?

Kooxda Khawaarijta ayaa gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay ku beegsaday sadhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin Awdheeg...
15/03/2025

Kooxda Khawaarijta ayaa gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay ku beegsaday sadhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin Awdheegle, waxaana kadib sidaas ku qarxay dagaal foolka fool ah oo u dhexeeyay labada dhinac.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in weerarka qaraxyada iyo dagaalka ay ka dhasheen khasaare xoogan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, balse aan weli la caddeyn karin inta uu gaarsiisan

Qoraal kooban oo kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadu ay ka hortageen weerarka uga yimid Khawaarijta, ayna iska difaaceen dagaalka ay saaka kusoo qaaday saldhigga degmada Awdheegle.

“Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si geesinimo leh u fashiliyey isku day weerar oo ay maleeshiyaadka Khawaarijta ku doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka ku dhaqan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose” ayaa lagu yiri qoraalka.

Waxaan akhrinayey Suuradda "Al-Casr"muddo labaatan sano ah, laakiin ma fahminmicnaheeda.Waxaan ka fikirayay: Sidee buy k...
15/03/2025

Waxaan akhrinayey Suuradda "Al-Casr"
muddo labaatan sano ah, laakiin ma fahmin
micnaheeda.Waxaan ka fikirayay:

Sidee buy khasaaruhu u noqsay asalka aadanaha..?
laahayna wuu inoo xaqijinayaa dhammaan wixii
mu'akkadaad (sugnaan) ah.

Markaas ayuu llaahay ka reebay kuwa ka
badbaaday khasaaraha afar'tan afar'tan sifo:

★limaan
★Camal suubban
★Isu-yeedhida xaqa
★Is-ogaysinta samirka

Tan iyo maalinti aan maglay nin iibinaya baraf
00 qaylinaya si uu dadka uga dhaadhiciyo
badeecadiisa, lehna:"U naxariista ninka
raasumaal kiisu dhalaalayo."Sababtoo ah
barafku waa biyo gaboobay, marka dhibic kasta
oo biyaha ka mid ah hoos u dhacdo, dib dambe
Uma soo noqonnayso.

Markaas ayaan fahmay micnaha dhaarta ku
jirta Suuradda "Al-Casr".Raasimaalkaagu ama
hantidaada adduun waa waqtigaaga.Daqiiqad
kasta oo noloshaada ka mid ah oo ku dhaaftay
dibu uma soo laabanayso.

Sidaasi darteed, gof walba raasumaalkiisu wuu
dhalaalayaa.llaahay wuu kugu mannaystay inaad
gaadhay Ramadaan..Laakiin ma ogid, Ramadaan
dambe maad gaadhi doontaa adigoo weli nool,
mise waxaad nogon doontaa mid ka mid ah
kuwa la aasi doono.?

ku feejignaada raasimaal kiinna, waayo
wagtiga aad ku nooshahay, ka hor inta uusan
dhammaan ajalkaaga..Ka digtoonow cidda kaa
xada raasimaalkaaga..

Qof walba wuu garanayaa cidda khasaarinaysa
wagtigiisa.

Ha lumin hal daqiigad oo ka mid ah
raasomaalkaaga,
adigoo aan xusin llaahay ama aan ku sugnayn
adeecidda llaahay iyo Rasuulkisa

15/03/2025

Wararka igasoo gaarayo Awdhgeele ciidanka Gorgor oo Khawaarij kujirabay in iyagii Hubkoodii Lagu Gumaado,,🌄🌄🌄🌄

15/03/2025

Dagaalka kadhacay owdhiigle oo 3jaho khawaariijtii kasoo weerartay ayaan faahfaahin rasmi ah kaaga soo wadaa hayga Tagin wax yar isug

Xildhibaanno iyo wasiirro ayaaba Khawaarijnimo isku xukumaya!.Koox Maafiyo qowlaysata ah ayaa soomaalida dowladnimo Huga...
13/03/2025

Xildhibaanno iyo wasiirro ayaaba Khawaarijnimo isku xukumaya!.

Koox Maafiyo qowlaysata ah ayaa soomaalida dowladnimo Hugaaminaysa.

Taliye Sanay Cabdule Waa Nabad qabaa Xagiina ayuuna u Soo socdaa ee ayaan la Cararin.
07/03/2025

Taliye Sanay Cabdule Waa Nabad qabaa Xagiina ayuuna u Soo socdaa ee ayaan la Cararin.

Cilmi-baadhis casri ah oo la yaab leh ayaa muujinaysa in soonku uu saameyn weyn ku leeyahay shaqada maskaxda, sida lagu ...
07/03/2025

Cilmi-baadhis casri ah oo la yaab leh ayaa muujinaysa in soonku uu saameyn weyn ku leeyahay shaqada maskaxda, sida lagu ogaaday tignoolajiyada casriga ah ee sawirrada maskaxda (Brain Scan Technology). Daraasadan ayaa soo jeedinaysa in soonku kor u qaado dabacsanaanta neerfaha (neuroplasticity), waxqabadka garashada, iyo daah-furnaanta maskaxda, taasoo yareyn karta halista cudurrada neerfaha ee la xidhiidha da’da sida Alzheimers iyo Parkinson. Soonka ayaa isbeddelo ku sameeya neerfaha iyo guud ahaan dib u cusboonaysiinta unugyada. Sida xogtan lagu sheegay soonka ayaa ka qayb qaata caafimaadka maskaxda, cimri dhererka, iyo garashadaba. Guud ahaan soonka ayaa si cilmi ahaanna loo caddeeyey in uu wanaajiyo waxqabadka maskaxda iyo fayo-qabkeedaba.

"Nabi Muuse Cs ducadiisii ahayd Ilaahayaw ii soo deji (isii) wixii aad iigu talo gashay.Ilaahay waa ka jawaabay, wuxuna ...
07/03/2025

"Nabi Muuse Cs ducadiisii ahayd Ilaahayaw ii soo deji (isii) wixii aad iigu talo gashay.

Ilaahay waa ka jawaabay, wuxuna helay shaqo iyo Guur iyo amni.

Dhallinyaro Ducada Quraanka layskagama xusin waa fariin innagu socota. Waxaan idinkula talinnayaa kuwiina guurka iyo arsaaqda rabaw, Ilaahay ducada ku barya.

Illaahii Nabi Muuse ducada uga Jawaabay, ee siiyay shaqada, guurka iyo amnigow, annaguna addoomahaa baan nahay ee na sii dhaha".

Sultan Sitiin

06/03/2025

shadaama xeran iyo waxaas kuwaan ayaa shayaadiin ah

Godinlabe Magaalo Dadkeedii Ka Guurayaan
03/03/2025

Godinlabe Magaalo Dadkeedii Ka Guurayaan

Address

69 Dolf Street
Parys
9585

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayub Hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ayub Hashi:

Share