Gaashaan

 : Waxaad sheegtaa eray soomaali ah oo ka kooban 6xaraf ka bilowda D kuna dhamaada L?.
05/09/2025

: Waxaad sheegtaa eray soomaali ah oo ka kooban 6xaraf ka bilowda D kuna dhamaada L?.

وَمَا لَكُمْ لَا تُقَاتِلُونَ فِي سَبِيلِ اللَّهِ وَالْمُسْتَضْعَفِينَ مِنَ الرِّجَالِ وَالنِّسَاءِ وَالْوِلْدَانِ الَّذ...
04/09/2025

وَمَا لَكُمْ لَا تُقَاتِلُونَ فِي سَبِيلِ اللَّهِ وَالْمُسْتَضْعَفِينَ مِنَ الرِّجَالِ وَالنِّسَاءِ وَالْوِلْدَانِ الَّذِينَ يَقُولُونَ رَبَّنَا أَخْرِجْنَا مِنْ هَٰذِهِ الْقَرْيَةِ الظَّالِمِ أَهْلُهَا وَاجْعَل لَّنَا مِن لَّدُنكَ وَلِيًّا وَاجْعَل لَّنَا مِن لَّدُنكَ نَصِيرًا﴾
[ النساء: 75]

 : iskuday in aad sheegtid magacaas oo ah magac loo bixinjiray dumarkii h**e ee soomaalida?.
03/09/2025

: iskuday in aad sheegtid magacaas oo ah magac loo bixinjiray dumarkii h**e ee soomaalida?.

 : kooxda xuutiyiinta ayaa markii labaad todobaad gudihiis gumeystaha yahuuda ku weeraray gantaalka madaxyo badan xumbaa...
03/09/2025

: kooxda xuutiyiinta ayaa markii labaad todobaad gudihiis gumeystaha yahuuda ku weeraray gantaalka madaxyo badan xumbaara.

Markii ugu h**eysay ayey dalka dibadiisa ula safartay aabaheed gabadha uu dhalay kim Jon un oo Ayana lagu magacaabo Kim ...
03/09/2025

Markii ugu h**eysay ayey dalka dibadiisa ula safartay aabaheed gabadha uu dhalay kim Jon un oo Ayana lagu magacaabo Kim Ju-ae Gabadhaan ayaa loo badinaaya in ey tahay dhaxal sugaha badali doona kaligii taliye Kim Jon un.

Dowlada shiinaha iyo xisbiga shuuciga ah ayaa maanta xusay sanadguuradoodii 80aad. Waxa eyna soo bandhigeen quwada ciida...
03/09/2025

Dowlada shiinaha iyo xisbiga shuuciga ah ayaa maanta xusay sanadguuradoodii 80aad. Waxa eyna soo bandhigeen quwada ciidanka xoreynta dadka shiinaha (PLA).

 : Korantada oo caawo ka maqan Adisababa iyo guud ahaan dalka Itoobiya.
02/09/2025

: Korantada oo caawo ka maqan Adisababa iyo guud ahaan dalka Itoobiya.

 Afhayeenka kooxda xuutiyiinta Yaxye sariic oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ey 4weerar oo ey u adeegsadeen diya...
02/09/2025


Afhayeenka kooxda xuutiyiinta Yaxye sariic oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ey 4weerar oo ey u adeegsadeen diyaaradaha droneska ah.

Weerarka kowaad ayuu sheegay in ey la beegsadeen xarunta ciidamada difaaca yahuuda oo dhacda duleedka talaabiib. Weerarka labaad iyo sadaxaad ayuu sheegay in ey ku beegsadeen garoobka diyaaradaha bengooriyaan iyo warshad korontada dhalisa sidookale waxa uu intaas ku daray in ey weerareen marka bada cas maraayey oo u socday guneysataha israel.

Ninkaan waxa uu dilay hooyadiis dhashay kadib markii chatgpt uu u sheegay in hooyadiis ey asaga jaajuuseyso 😂
01/09/2025

Ninkaan waxa uu dilay hooyadiis dhashay kadib markii chatgpt uu u sheegay in hooyadiis ey asaga jaajuuseyso 😂

 : iskuday in aad garatid hal xiraalahaan?.
31/08/2025

: iskuday in aad garatid hal xiraalahaan?.

 : wasiirka gaasgaandhiga yahuuda oo hadlay ayaa sheegay in ey dileen abuu cubeyda oo ahaa afhayeenka wax iska caabinta ...
31/08/2025

: wasiirka gaasgaandhiga yahuuda oo hadlay ayaa sheegay in ey dileen abuu cubeyda oo ahaa afhayeenka wax iska caabinta reer gaza, duqeyn ey shalay ka geysteen shalay xaafada ramla oo Gaza ku taal.

Ma ahan markii ugu h**eysay ee yahuudu sheegtaan in ey dileen abuu cubeyda 20kii sano ee uu afhayeenka u ahaa al qazaaam ugu yaraan 5 mar ayey sheegteen dilkiisa oo ey ugu danbeysay bishii may ee lasoo dhaafay.

Aqoon badan looma lahan muuqaalka dhabta ah ee Ninkaan iyo xitaa magaciisa marka laga reebo in yahuudu dhamaadkii sanadkii 2023ka ey sheeg wen in lagu magacaabo al kaxluuti.

 : sheeg waa magac soomaali ah oo loo bixiyo dumarkeena ?
31/08/2025

: sheeg waa magac soomaali ah oo loo bixiyo dumarkeena ?

Address

W 53 A120
Parys

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaashaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gaashaan:

Share