marka cadeey tv

marka cadeey tv news and updates

🌹 CASHO SHARAF IYO SAGOOTIN QIIMO LEH 🌹Waxaa casho sharaf iyo sagootin qiimo leh u sameeyay Beesha Harti Abgaal, oo ah c...
12/08/2026

🌹 CASHO SHARAF IYO SAGOOTIN QIIMO LEH 🌹

Waxaa casho sharaf iyo sagootin qiimo leh u sameeyay Beesha Harti Abgaal, oo ah curadka Abgaal, Guddoomiyaha Ahlus-Sunnah Wal-Jamaaca, Sheekh Axmed Mooge.

Munaasabaddan qiimaha badan waxay ka tarjumaysaa ixtiraamka iyo maamuuska culumada, iyo dhiirrigelinta dadaalka ay ugu jiraan faafinta dacwada iyo wanaagga bulshada.

Waxaan mahad iyo abaalmarin u diraynaa Beesha Harti Abgaal, martiqaadka, soo dhaweynta iyo walaaltinimada qiimaha badan ee ay muujiyeen.

Alle ha idinka abaalmariyo walaaltinimada, marti-soorka iyo maamuuska aad u muujiseen culumada. 🤲❤️

Jazaakumullaahu khayran.

24/06/2026

Wararka sheegaya in dukaan ay leeyihiin ganacsato Itoobiyaan ah lagu gubay gobolka Western cape sababo la xiriira lacag baad ah, ilaa hadda ma jiraan warar rasmi ah ama caddeymo xaqiijinaya arrintaas.

Address

99 Durban Road
Port Elizabeth
6020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when marka cadeey tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to marka cadeey tv:

Shortcuts

Share

Category