Feer-feer Media Network.

Feer-feer Media Network. Waa mareeg madax banaan oo soo tebisa warar iyo macluumaad dhamaystiran oo dheelitiran.

Waa mareeg madax banaan oo soo tebisa warar iyo macluumaad dhamaystiran oo dheelitiran islamarkaana ku dhisan xaqiiqo iyo xog-ogaalnimo,kana fog been iyo buun-buunin toona.Ujeedadeeda koowaad waa sidii ay guud ahaan bulshada soomaaliyeed ugusoo gudbin lahayd wararka iyo macluumaad kala duduwan ee ka dhacaya dhulkooda kuna saabsan dadkooda iyo Diintooda. Waa shabakad loo wada simanyahay oo qof walb

aahi xaq usiinaysa inuu kusoo bandhigo waxkasta oo aan ka hor imaanayn Shareecada islaamka iyo Dhaqanka suuban ee soomaalida.Waxa ayna akhristayaashu fursad usiinaysaa in ay usoo gudbiyaan fikradooda iyo fahamkooda saliimka.Sidoo kale waxa ay shabakadani soo dhawaynaysaa wax kasta oo dhaliil ama dhiira gelin ah. Kala xidhiidh maamulka cinwaanka ah:

[email protected]

Mahadsanidiin!

Address

Pretoria

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Feer-feer Media Network. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Feer-feer Media Network.:

Share