Jawiil Media Pro

Jawiil Media Pro Here You Can get All latest updates and News So Join us.

Dowlada faderaalka soomaaliya  ayaa sheegtay inay dhameestertay maamuul gobaleedka  cusub ee waqooyi bari soomaaliya
31/07/2025

Dowlada faderaalka soomaaliya ayaa sheegtay inay dhameestertay maamuul gobaleedka cusub ee waqooyi bari soomaaliya

Dowlada Turkiga oo Bilowday ugaarsigaShabakada Burcad-Badeedka ee Puntland.Waxaa la Xiray wilka uu dhalay agaassimahaDak...
25/07/2025

Dowlada Turkiga oo Bilowday ugaarsiga
Shabakada Burcad-Badeedka ee Puntland.

Waxaa la Xiray wilka uu dhalay agaassimaha
Dakadaha ee Puntland Abdimajiid samatar kaas oo lagu eedeeyay inuu wax ka ogaa af Duub ka ka dhaco Badaha
Puntland.

Dawladda Federaalka ah waxaa ka go'an in lala xisaabtamo danbiilayaasha uu ugu horeeyo Eedaysane Madoobe iyo inta kala q...
25/07/2025

Dawladda Federaalka ah waxaa ka go'an in lala xisaabtamo danbiilayaasha uu ugu horeeyo Eedaysane Madoobe iyo inta kala qayb-qaadata fal-danbiyeedkiisa.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga  dowlada faderaalka soomaaliya ,  Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo dhiggiisa Jamhuuriy...
24/07/2025

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dowlada faderaalka soomaaliya , Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Türkiga, Mudane Yaşar Güler, ayaa maanta magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiiska wax-ka-beddelka habraaca fulinta ee kaalmada maaliyadeed ee 17-kii Luulyo 2019 dhexmaray labada dal.

Heshiiskan dib u habeynta ah ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga istiraatiijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiga, gaar ahaan dhanka difaaca, horumarinta tayada Ciidanka Xoogga Dalka, iyo dadaallada joogtada ah ee lagu bixiyo tababarada, qalabeynta iyo dhismaha awoodda ciidanka xoogga dalka

Taliyaha ciidanka Badda Soomaaliya iyo dhiggisa Turkay ayaa maanta ku kulmay Ankara ujeedku waa xoojinta ciidanka Bada S...
24/07/2025

Taliyaha ciidanka Badda Soomaaliya iyo dhiggisa Turkay ayaa maanta ku kulmay Ankara ujeedku waa xoojinta ciidanka Bada Soomaaliya. Sida ay qoreen falanqeeyayaal Turkey ah waxa muhiim ah dadajinta heshiisa laba dhinac ee dhanka military ah dowlada. Turkay ayaa tabar u soo xirtay ciidankii bada

Hogaamiyaha burcad badeedka soomaaliya saciid dani ayaa   markabkale oo shidaal wado Soo   afduubtay
23/07/2025

Hogaamiyaha burcad badeedka soomaaliya saciid dani ayaa markabkale oo shidaal wado Soo afduubtay

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa afduubka iyo xad gudubka lagu sameeyey markabka SEA WORLD. Markabku...
23/07/2025

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa afduubka iyo xad gudubka lagu sameeyey markabka SEA WORLD. Markabku wuxuu ku sii jeeday Dekedda Muqdisho, isaga oo siday qalab ciidan, loona waday Xarunta Tababarka Ciidamada ee TÜRKSOM. Si waafaqsan heshiisyada iskaashiga difaac ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Turkiga, Shixnaddu waxay ku socotay sifo sharci ah oo si buuxda u waafaqsan shuruucda Dalka iyo kuwa caalamiga ah. Marka laga soo tago qalabka ciidan, markabku waxuu sidoo kale siday badeecooyin ganacsi oo ay leeyihiin ganacsatada Soomaaliyeed.

Qodobka 54aad ee Dastuurka Kumeel gaarka ah, wuxuu Dowladda Federaalka Soomaaliya si gaar ah ugu xilsaarayaa difaaca amniga qaranka bad iyo barriba

Dowladda Soomaaliya ayaa   Ahmed Madoobe ku. Aydeesay   dagaalla baladxaawo
22/07/2025

Dowladda Soomaaliya ayaa Ahmed Madoobe ku. Aydeesay dagaalla baladxaawo

𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐁𝐄𝐄𝐍𝐈𝐒𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐐𝐀𝐃 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐅𝐀𝐀𝐅𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐇𝐀 𝐁𝐔𝐋𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀 𝐎𝐎 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐀𝐁𝐒𝐀𝐍 𝐌𝐀𝐑𝐊𝐀𝐁𝐊𝐀 𝐇𝐔𝐁𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃...
20/07/2025

𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐁𝐄𝐄𝐍𝐈𝐒𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐐𝐀𝐃 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐅𝐀𝐀𝐅𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐇𝐀 𝐁𝐔𝐋𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀 𝐎𝐎 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐀𝐁𝐒𝐀𝐍 𝐌𝐀𝐑𝐊𝐀𝐁𝐊𝐀 𝐇𝐔𝐁𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃 𝐐𝐀𝐁𝐒𝐀𝐓𝐀𝐘
"Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta ee DFS waxay Ummadda Soomaaliyeed u caddeynaysaa in warqaddaan ay tahay mid been abuur ah oo lagu marin habaabinayo Ummadda."

Maamuulka   punland. Ayaa dhacay hub uu leyahay dowlada  turkiga  Isla ayagii hubka dhacay  radinayo hubkii
20/07/2025

Maamuulka punland. Ayaa dhacay hub uu leyahay dowlada turkiga Isla ayagii hubka dhacay radinayo hubkii

War bahinta turkiga  iyo mida calamka  waxay k qoreen markabkii hubka   iyo sida ay u Soo bandhigeen
20/07/2025

War bahinta turkiga iyo mida calamka waxay k qoreen markabkii hubka iyo sida ay u Soo bandhigeen

🚨 Koox burcad-badeed ah oo la sheegay  iney  u shaqeyaan   saciid dani ayaa maanta isku dayday inay weerarto markab hub ...
19/07/2025

🚨 Koox burcad-badeed ah oo la sheegay iney u shaqeyaan saciid dani ayaa maanta isku dayday inay weerarto markab hub waday oo laga leeyahay Turkiga, meel u dhow xeebta gobolka Bari ee Puntland.

Ciidamada badda ee Turkiga ayaa si degdeg ah uga hortagay weerarka, taasoo keentay in howlgalka burcad-badeeddii uu fashilmo.

Wararka hordhaca ah waxay tilmaamayaan in dhowr ka mid ah kooxdii weerarka qaaday la dhaawacay . Dowladda Somalia weli k**a aysan hadlin dhacdadan.

Address

9 Larkspur Street Zinniaville Rustenburg
Rustenburg

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jawiil Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share