
04/05/2025
Itoobiya waxay damacday in ay liqdo ururka ONLF lkn waxaa dhuunta u istaagay Dr. Cabdirahman (madey) markaasay ku margatay,
Lkn waxaa jira xubno ururka ka ah oo ka fakatay gudomiyaha oo si sibiq ah ku maray dhuunta oo caloosha gumaysiga gaadhay,
Aad ayaan uga xunahay calooshaas qadhmuun dadkii naga galay,
Horta waxa la cuno ee caloosha la galiyo aakhir xagee la gayn jiray?.