Guudmeer Media

Guudmeer Media The Web site is updated on a minute-by-minute basis and offers our global audience all

Guudmeer Media News Agency is an independently-operated news agency that specializes in publishing objective and timely Somali news from direct sources inside Somalia. GuudmeerInformation Center is an independently-operated news agency that specializes in publishing objective and timely Somali news from direct sources inside Somalia.

Haddaad taageersan tahay maamulka MW Mustafe Muxumed Cumar, waxa aad mudanaysaa cay iyo nooc kasta oo aflagaado ah. Su'a...
18/07/2025

Haddaad taageersan tahay maamulka MW Mustafe Muxumed Cumar, waxa aad mudanaysaa cay iyo nooc kasta oo aflagaado ah. Su'aalaha iswaydiinta mudan se waxa weeye; waa ayo cidda ku caayeysa maxaase laguu caayi?

-Waxa ku caayi waa qolo rabta in la tirtiro taariikhdii madoobayd ee mamauladii h**e si gaar ah kii ugu danbeeyey ee Cabdi Ilay.

- inaad taageersan tahay maamul caddaali ah. Xukuumad Mw Mustafe waa maamul dadka ree DDS ay iska wada dhex arkaan. Ma lihi cid kasta waa qanacsan tahay. Laakiin, ugu yaraan nin ay u yar tahay iyo nin loo badiyey ba waa laga wada dhex muuqdaa.

Ujeedada laguu caayi, waa in lagu aamusiiyo. Laakiin, waa in aadan aamusin. Dadka qaar baa loogu hanjabi barri xageed gali? Ka kuu hanjabi halka uu hadda joogo ayaad gali? Ma nin baa guri uu leeyahay marti loo yahay! Inaad maamulka taageersan tahay, waxay caddayn u tahay in damiirkaagu nool nahay. Ogow, hadda dad badan oo maamulka mucaaradsan oo waxaa jira aan caytamin. Laakiin, kuwa caytamaa badan. Hush ku dheh, haddiise aad ka aamusto waxay isu qaadan inay xaq ku taagan yihiin. Waa in la challenge gareeyo, oo loo sheego inay khaldan yihiin.

Juma kariim ikhwaanii.

By Gafdiid Khaliif
Jigjiga

18/07/2025
Waxay Rabaan bay dooni inay kaa dhaadhiciyaan Cadaalad Xumadooda.Waa nimanka Xuseen Nuur oo aan wax deel-qaaf ahi ku jir...
17/07/2025

Waxay Rabaan bay dooni inay kaa dhaadhiciyaan Cadaalad Xumadooda.

Waa nimanka Xuseen Nuur oo aan wax deel-qaaf ahi ku jirin buugiisa wax Uuna odhan ku masabiday meeja kuwii maydka lugta la dhacay caayay gaadhiga ku jiiday ay u yihiin geesiyaal reerka usoobaxay waa la idin fahmay.

Buugga  Xuseen Nuur, waxa uu ka kooban-yahay laba qaybood.  Qaybta 1aad, waa 446.5 bog;  qaybta 2aad na, waa 538 bog. Is...
17/07/2025

Buugga Xuseen Nuur, waxa uu ka kooban-yahay laba qaybood. Qaybta 1aad, waa 446.5 bog; qaybta 2aad na, waa 538 bog. Isugayn, waxa uu ka kooban yahay 984 bog iyo badh (ku dhawaad 1,000 bog).

Buuggaa barigii aad loo wad-waday ayaan akhriyay, waliba akhris taxadar leh. Haba yaraatee wax deel-qaafa oo ama Dr. Doolaal – AUN – ama cid kale gaar u khusaysaa kuma arag. Kaydkii xusuus-qorkiisa ayuu Xuseen buugga kusoo ururiyay. Wixii kaydkaa ku jirayna cidna ugama tudhin — xitaa naftiisa (akhri qisada isaga iyo N/hure Heersare, Q/1aad, bogga 75 - 85).

Sidaa daraadeed, wixii buuggaa awgii Xuseen looga sheegay oo dhan ee magacyada loogu bixiyay (sida mayd canaante) waxay ahaayeen been-abuur abaabulan oo siyaasadaysan oo qabyaaladaysan oo ujeedkiisu yahay in lagu magacdilo, laguna aamusiiyo.



Xuseen Nuur iyo kuwa arrintaa ku eedaynaya tusaalahoodu waa sida tusaalihii Cabdi Maxamuud Cumar iyo Adm. Maxamed Cumar Cismaan ! Cabdi Ileygii intuu Dr. Doolaal – AUN – dilay (ciidankiisu dileen) ee qaabkii loo dilay muuqaalka kasoo duubay ee maydkiisa soo qaatay ee saxaafadda kaga faanay dilkiisa ee filimkii dilkiisa oo aad u xanuun gadan keenay shirwayne ee lagu daawaday ee haddana markii dambe si kale u dhigay ee lacagta ku bixiyay mashruucii waynaa ee dacaayadda ahaa ee aynu isla garan ee la odhan jiray "Dr. Doolaal waxaa dilay Ina Cumar Cismaan" ee Universal TV, Cakaara Tv iyo saxaafaddii kiraysnayd ka socon jiray.

Sheekadan kale ee hadda la wareejin ee Xuseen Nuur iyo Cabdirashiid Cali Shoocaac, iyaduna waa isla siyaasaddaa oo kale uun. Waan dhagaystay waraysiga xuseen lagu haysto. Wax la qoonsado ama deel-qaafa oo haba yaraatee ku jiraa ma jiro. Nin buu ka-eed-sheegtay. Ninkaa magiciisa oo saddexan ayuu ugu yeedhay (hebal hebal hebal). In uu dawbax (garnaqsi) diyaar u yahayna waa uu sheegay. "...Suldaan Cabdimaalik oo wiilka suldaankiisa (geed-xidhihiisa) ah iyo Xaaji Cali Shoocaac oo wiilka dhalay ayaan codsigaa ergo ugu dirsanayaa" ayuu yidhi. Hadalkaa sariixa ah ee aan meela sarbeebi kasoo galin inta aayar la iska tuuro in eray lahjada (nin reerkiina ka tirsan) lasoo qaato oo macne aan meeshaba oollin lagu dul nabo la yidhaa 'nasab cay buu sameeyay' oo waliba la isugu rixiyo oo macaal raggii waawaynaa ee saxafiyiinta sheeganayay ee waraysiga baahiyay afsoomaaligay ku dhasheen ka shakiyaan oo waxaan jirin abuuraan, waxay ku tusaysaa sida dadkan loo yeeshay Ilaahay sokadii, maskaxdana looga qabsaday gumaysiga sokadii ! Waxaan xusuustay weedhii Cumar Binu Khadaab – RC – ee ahayd: Goormaad addoonsateen dadka ay hooyooyinkood iyaga oo xora dhaleen!
[متى استعبدتم الناس وقد ولدتهم أمهاتهم أحرارا]

Xuseen Nuur, markii runta lagu soo dhawaado hal wax buu u dhimanayaa! Waa in uu Ina Cagjar taageersan yahay iyo in uu aad u dhaleeceeyo wixii ay sameeyeen Ina Iley iyo intii la socotay. Waa intaa oo basa!

Maanta, mayee isla saacaddan hadduu Xuseen Nuur 360 darajo kala wareego oo afuufo Ina Cagjar ama uu yidhaa "aaladda deegaanku maanta iyo Shalay waa isku mid, Ina Iley iyo Cagjar na waa laba Dabaqoodhi oo isku mida" shakili'i waxaa loogu yeedhayaa 'Sayid Xuseen', 'Sheekh Xuseen', 'Halgamaa Xuseen', 'Qoraa sare Xuseen', 'Ustaad Xuseen' iyo qaar kaloo badan.

Gunaanadkii, waxaa wanaagsan in ama si ilbaxnima leh oo akhyaarnima leh oo Alle kabsi leh loo doodo ama la kala dambi yaraysto.

Ismaaciil Cali Ismaaciil

ONLF Press Release“The ONLF central committee welcomed the commitment of oil and gas exploration in the Somali Region bu...
15/07/2025

ONLF Press Release

“The ONLF central committee welcomed the commitment of oil and gas exploration in the Somali Region but reiterated that it is essential for both the Somali Region government and local communities to be involved in the management and benefit-sharing processes. Transparency in how the resources are governed and shared is crucial to avoid mistrust.”

Source :- Jigjiga Standard

15/07/2025

Cadaw dadkiisi gumaaday buu ahaa oo hadana wali usoohaliilaya

AUSTRALIA Last night was a historic night to remember. The Somali State community in Australia hosted a dinner for the E...
16/06/2025

AUSTRALIA

Last night was a historic night to remember. The Somali State community in Australia hosted a dinner for the Ethiopian Embassy in Australia. It was attended by senior members of the embassy, community leaders, women, youth, and other distinguished guests.

During the event, the Ethiopian Ambassador to Australia, Ambassador Mr. Anwar Muktar Mohammed, delivered a valuable speech in which he thanked the community for its hospitality and solidarity. He particularly praised the role of the community in developing relations between the federal government of Ethiopia and Somali citizens in the diaspora.

The attendees of the event clearly expressed their full support on the development, security, and good governance initiatives implemented by the President of the Somali Regional State, Mr. Mustafa Muxumed Omar, and the administration he leads, to develop the region in particular and Ethiopia in general.

On the other hand, It was a day that demonstrated unity, patriotism, and a strengthening relationship between the community and the embassy.

Office of the Prime Minister-Ethiopia
The Ministry of Foreign Affairs of Ethiopia
Prosperity Party - ብልፅግና
FBC (Fana Broadcasting Corporate S.C.)
Ethiopian Reporter
Addis Standard
Ethiopian Broadcasting Corporation
SRTV Somali

Source :- Jigjiga standard

When the   came to power, they didn’t bring leadership to the  . They brought control. They nominated a man with no publ...
15/06/2025

When the came to power, they didn’t bring leadership to the . They brought control. They nominated a man with no public mandate. A former intelligence officer named Abdi Mohamud Omar, known as . He didn’t lead the region. He ruled it. And he did so on behalf of others. The decisions weren’t his. The violence was.

Between 2010 and 2018, this region felt like it was under occupation. Free speech was a dream. Moving freely was a risk. Torture was routine. And the people, my people, were expected to accept it all without a word. The , under Abdi Ilay’s command, were given unchecked power. They killed, abused, silenced, and disappeared people with no trial, no charge, no consequence.

He made impunity a system. He made terror feel legal. The human rights violations were not isolated. They were systematic. International humanitarian organizations documented them almost every month. One of the darkest chapters was the creation of : a place built to erase voices, where unimaginable torture became normal. No press. No court. No dignity.
The people were hopeless. And when some tried to react, like the ONLF, they paid a heavy price. Many ended up in refugee camps in Kenya, fleeing not from foreign invaders, but from their own supposed government.

Then came a shift. After national protests and federal reform, Prime Minister removed the strongmen. In 2018, he appointed a new president for the Somali Region, . A former humanitarian officer. A man who had no military background. Just the experience of working with suffering people.
And suddenly, things started to change. The man who came from compassion didn’t silence the people; he spoke to them. He didn’t build more prisons; he opened them. He didn’t fear questions; he answered them. He dismantled Jail Ogaden. He freed thousands of political prisoners. He allowed the media in. He gave the people their voice back.

I’ve watched several interviews with him. He never hides. He shows up, speaks directly, and never dodges hard questions. He’s not afraid to be held accountable, a rare thing in politics here.

And now, surprisingly, the same people who lived in fear, who whispered in their own homes, who flinched at uniforms; they criticize him with nonsense.
Some even criticize him just because he closed comments on his Facebook posts. As if open comment sections are more important than open prisons.
Some speak as if they miss the silence. Miss the torture. Miss the days when you couldn’t look a soldier in the eye.
Let me be clear. I have no ties with Mustaf. He didn’t sponsor this post. But I have lived in this region long enough to know the difference between a dictator and a flawed leader trying to do better.

Mustafa is not perfect. He is human. But he is the first president of the Somali Region I’ve seen who gave the people space to breathe.

Support him. Encourage him. Let him know this freedom matters. Don’t waste it by pulling him down over things that would have gotten you jailed just a few years ago.

This is not about politics.
Let the history write itself.

Abdullahi Saynuuni

Source :- Jigjiga Standard

12/06/2025

7 sano uun baa la idinka aamusnaa oo aan islahayn mar uun bay aqli ku dari ka “xaaxabiya Xukuumad danbe oo aad Xagxagataan waa idinka Xaraane” 👂👂

“They have done many odd things. But the last show was the cruelest: staging an attack on one of them, all to escape unc...
12/06/2025

“They have done many odd things. But the last show was the cruelest: staging an attack on one of them, all to escape uncomfortable questions from those who contributed money for the grand opposition meeting they promised to organize in Addis Ababa to “overthrow” Somali Regional State leadership. Yes, it seems completely nuts, but that is how it played out”!

The Great Imposter Doctor Engineer Samuel ZeMichael and his Somali imitators

Sometime around 2012, Dr. Engineer Samuel ZeMichael was the toast of Ethiopian media. Here was a “very educated” man who acquired a “Doctorate of Civil Engineering” from Harvard School of Engineering, and other no less illustrious schools.

He was invited to make speeches in universities (such as Bahirdar) and collages (such as Kiyamed); he got tired signing autographs for admirers; and media interviews where he speaks highly of himself and his accomplishment became routine. The circus included meetings and photo-ups with top executives, and even the then President of the Federal Democratic Republic of Ethiopia Girma Woldegiorgis.

If it was clear something was off about him from the get go, nobody noticed it or cared to highlight it if it noticed. The signs were there: the very evident narcissistic streak, the lack of any substantive knowledge to back up his claims about many academic subjects, the absence of anyone who comes out as alumni or old school mate of him, the claims he makes about President Obama being his sole supervisor, and Putin being a good friend to him! Yet, so convincing was the show he put on, that he even served as a judge in Ethiopian Apprentice-style competition.

A skeptical media started to dig into his past and background, especially after a Bank cheque he gave to some people bounced back. They were to find the greatest con artist in the field of academia and media in Ethiopian history! Such was the national shock that embarrassed government officials and media institutions franticaly led the calls for a serious legal action against him.

He was subsequently arrested in Kenya trying to flee, deported back to Ethiopia, convicted of fraud and sentenced to 3 years of imprisonment in 2014. He was released after he served 2 years. Ethiopians now have a whole page dedicated to him on Facebook: the Dr. Eng. Samuel ZeMichael lies page!

The names may be different. The means of deceit may vary. It may come by way of fraudulent business schemes, bogus bank account balances and land title deeds of civil society. Or by masquerading as highly connected geopolitical experts and intelligence operatives. Or by trying to bolster bad CV through appeal to clan “grandeur”. All of these camouflages, enhanced by the advent of ChatGPT and Artificial Intelligence (AI)!

The method may be more refined, helped by the obvious need for sophistry to pull off the required prize in this case: politics, power, big money.

But by their current manoeuvres to mislead media, civil society and politicians in unsuspecting highland Ethiopia, who they think have no way of knowing their history and current social standing among the people they come from, these individuals (see their photos below) are matching the buffoonish Samuel ZeMicheal in their pretensions and shenanigans.

They have done many odd things. But the last show was the cruelest: staging an attack on one of them, all to escape uncomfortable questions from those who contributed money for the grand opposition meeting they promised to organize in Addis Ababa to “overthrow” Somali Regional State leadership. Yes, it seems completely nuts, but that is how it played out!

Based on your knowledge of the men, who among them can be closest, if not better, than the great Ethiopian Imposter: Samuel ZeMichael? Rank his Somali imitators. (Write your answers in the comment section).

Mooge Ahmed
Nairobi, Kenya

Dabaaldagii Ciiidamada Guushi kadib
24/07/2022

Dabaaldagii Ciiidamada Guushi kadib

Shabakada Wararka Ee Guudmeer
19/06/2022

Shabakada Wararka Ee Guudmeer

Address

Thulamahashe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guudmeer Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guudmeer Media:

Share