
02/09/2024
AMERICA VS CHINA
Dowladda maraykanka ayaa qorshaynaysa inay galaangal ku yeelato macdan soo saarayaasha(mineska) wadanka congo taas oo hadda uu wadanka china gacanta ku hayo , qorshaha ama planka oo usoo marayo sida mareegta financial times ay ku daabacaday bogeeda ayaa ah in gacan xoog leh siiso Company-ga laga leeyahay switzerland ee Mercuria.
Hishiiskaasina waxaa lagu xiray in mulkiilaha israeli-ga ah ee Dan Gertler ay USA ka qaado xannibaada(sanction) kaas oo lagu eedeeyay musuqmaasuq(corruption).
Dawladda maraykan ayaa rabta in ay samayn ku yeelato minanka congo ayada oo ka soo horjeeda in china ay maamusho suuqa macdanta dunida