Hal abur Xamse M

Hal abur Xamse M Hal aburka mansada

Naftu waa amano, maa illawo mawdku๐ŸฅบAllah haku naxaristo
18/08/2022

Naftu waa amano, maa illawo mawdku๐Ÿฅบ

Allah haku naxaristo

Kafeta-project
09/08/2022

Kafeta-project

Cidloo waaxan dareema Ayaantan codkaga maqalFarxad waaxan caweeyaHabeenkan ciltiray inunXogtada helooHal abur Xamse M
07/08/2022

Cidloo waaxan dareema
Ayaantan codkaga maqal
Farxad waaxan caweeya
Habeenkan ciltiray inun
Xogtada heloo

Hal abur Xamse M

Dheldhel magaalo hadalAdigaa dhawaaqiyo maqalkay DhamaystiraaLaftaa dhabarka haysiyoDhismihi jidhkaygaayNerfaha dhexdoda...
28/07/2022

Dheldhel magaalo hadal
Adigaa dhawaaqiyo
maqalkay Dhamaystiraa
Laftaa dhabarka haysiyo
Dhismihi jidhkaygaay
Nerfaha dhexdodan
Xaflad kugu dhigayaa

Hadan baawar dherahay
Admigaa dhigaygaa
Hadiyad an dhamanban
Adunyada dhamanted
Kusinlaha dhaaxale

Mawdban cidii dhafine
Markay taadu dhamatana
Fardowsan dhexdedi
Sarir wayn intan dhigoo
Tash dheman laga tolay
Ku dhex joog ku odhanlaha

Jacayl kagu waa dhaxal xasusihi
Dhameyo gayankaya dhamantod
Wan ku dhago adaygaa hadal
Waxan dhagaysta midka ad
Ii dhahayse dibnahagu dhaliyan.

Sidaa dheman iyo lululAdiga uu dhaalalayooDhulka qaayb kaamidiDholeey ilays kadalbanayanDhaldhalalka muqaagaan Iyo dhaba...
22/07/2022

Sidaa dheman iyo lulul
Adiga uu dhaalalayoo
Dhulka qaayb kaamidi
Dholeey ilays kadalbanayan

Dhaldhalalka muqaagaan
Iyo dhabaano godnantada
Siikin ruux dhiibtoodo
Iliini aay kaa dhibic tidhi
Umaa ekiid dholeey

Ruux kuu dhigmaayan
Dhabtaa hooyo saarine
Maa dhaashi sulekho
Dhulkan dalxis kutiimi
Baatahay.

Hamse M Ismail

Haan dadal yarade,Da'ayrta wan dhiriyaHamse Mohamed
13/07/2022

Haan dadal yarade,
Da'ayrta wan dhiriya

Hamse Mohamed

Waxba haa idabibina,Wadka haynu is aragne๐Ÿ˜ซ
03/07/2022

Waxba haa idabibina,
Wadka haynu is aragne๐Ÿ˜ซ

Taloo kugu cirsanbayKuu takoorayaan,Markad taacabtedHantii yeelataay kuu Tirsaanayan.Hamse mohammed
27/06/2022

Taloo kugu cirsanbay
Kuu takoorayaan,
Markad taacabted
Hantii yeelataay
kuu Tirsaanayan.

Hamse mohammed

SII XORA AH WALIGA UU FIKIR.๐Ÿ’™
19/06/2022

SII XORA AH WALIGA UU FIKIR.๐Ÿ’™

"HADDAAN GUGII KUU KORDHAAGABOW MOOYEE KU TARINGARAAD IYO WAAYO ARAGOGOW MA GUDBAAB TAHEE"GAARRIYE
13/06/2022

"HADDAAN GUGII KUU KORDHAA
GABOW MOOYEE KU TARIN
GARAAD IYO WAAYO ARAG
OGOW MA GUDBAAB TAHEE"

GAARRIYE

"Nolosha fiican ee farxada lihi waxay ku qarsontahay xaqijinta hadafka iyo dadalka aad ku bixinayso ee halabuurka ah"
09/05/2022

"Nolosha fiican ee farxada lihi waxay ku
qarsontahay xaqijinta hadafka iyo dadalka
aad ku bixinayso ee halabuurka ah"

ABDI AZIZ SULAYMAN (Abu Turaab Sulayman)
08/05/2022

ABDI AZIZ SULAYMAN (Abu Turaab Sulayman)

Sacabkaga sacab yuun kaga horayn ๐Ÿฅบ
07/05/2022

Sacabkaga sacab yuun kaga horayn ๐Ÿฅบ

16/04/2022

Ramadantan ramadantedi marki ay marysay 27 habennimo๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฐ

05/04/2022

Qisadi igu xanunka badnayd en maqlo abid๐Ÿ˜ฅ

30/03/2022

City of peace ๐Ÿคค

27/03/2022

Mogadisho๐Ÿคค

08/03/2022

Benti ugu waynayden maqlo๐Ÿ˜‚

07/03/2022
09/01/2022

Ruxdan wali dhawraya
Runtan kaa dabolaya
Rajan dhob dhobaya
Riyan kuu dalxisaya

Hamse mohamed

Lama qoonsadooLama quudhsadee,Qunyar baa ciddiiAan kuu qalmaynLaga qayd furtaa Yaxye Yabaash
25/12/2021

Lama qoonsadoo
Lama quudhsadee,
Qunyar baa ciddii
Aan kuu qalmayn
Laga qayd furtaa

Yaxye Yabaash

Do it more ๐Ÿ˜Š
24/12/2021

Do it more ๐Ÿ˜Š

23/12/2021

MANSADI HOOYO

waxan uu mahadcelinaya nadiga Curis
madax iyo mijoba anon kala rebaynin

Hal abur Xamse M

Waxa Farxad wayn ii ah inan kaqabgalo tartankaHal aburka mansada ee ay qabaten Nadiga CurisSido kale waxa uu mahadcelina...
18/12/2021

Waxa Farxad wayn ii ah inan kaqabgalo tartanka
Hal aburka mansada ee ay qabaten Nadiga Curis
Sido kale waxa uu mahadcelinaya nadiga iyo
Hayadaha kugacanlaha Barnamijkan

Alxamudulilah waxan ku faraxsanahay inan
Kamidnoqdo tartameyashi iyo gulasyteyashi
Sidokale waxan uu hambaliyaynaya walalahayga
Kalmaha h**e galay

Hal abur Xamse M

(Xiliman is Xalashana)Xiliayada Habenki XidigahanUgashega inan kuu  xushaye,Xawalay  Dumaray  bal  Xal Uken Jacelkani? I...
05/01/2021

(Xiliman is Xalashana)

Xiliayada Habenki Xidigahan
Ugashega inan kuu xushaye,
Xawalay Dumaray bal Xal
Uken Jacelkani? I xanxantaynaya
Xisihisa idilee wll sii Xaqisaa.

Xaqiqdi xiliyada Habenki
Xidigahan Ugaa Shekeya
Xishodkaga - asturnanta
Xigmadada - garadka
Xul inad utahay hawenke.

Xal uma arko Xag
Xagashada Jacelke,
Xiliman is Xalashana?

Xiliyada cibadada intan
Facebookga kaso xadrayn
Lahayn Xal waxan Odhan laha
intan Hoy xalaliyo Dagno Xafadeno,

Xiliyadi Facebookga kubadalno
Cibadiyo Ku Xidhnano rabigene
Xuman iyo xumo wade iskaa
Xajirno Maxad ka qabta?

Sawirka - qof igu qaliya

Duhur wangsn akhyarey

Muq bilanaaMunad wacanaMuqdisho waaMurayadeni๐ŸŒปSawir :-xepta muqdisho
03/01/2021

Muq bilanaa
Munad wacana
Muqdisho waa
Murayadeni๐ŸŒป

Sawir :-xepta muqdisho

Manso cusup(Jacel dawo male)Dawo male cashaquye,Daryel iyo samir dugashi,Dar aley dunidu qabyo ute,Darajo iyo haku dalin...
21/12/2020

Manso cusup
(Jacel dawo male)

Dawo male cashaquye,
Daryel iyo samir dugashi,
Dar aley dunidu qabyo ute,
Darajo iyo haku dalin radinta
Wuxun da'in kuqorin.

Dugsi weye jacelku
Lagaga dawobo muragde,
Marna waba xanun iyo
waxa Dumiya faraxado
daraa Duni nacebke,
Lkn ogow jacelka laa
Dadihinayo calafba waxka
Didikare.

Dhicimayso marna melun
Da'in kuqorin inad dagte,
Lkn dadalba jiro lagu
Daydayo waxa dorate
Samirkiyo dulqad dugasho.

Jacelna wa dareno docda
Sanku shegay dawo anlahayne,
Lkn ruxad doratay runti hadu
Ku donoo? Xaqiqdi dawo weye
Tasibe runta didimayne.

Da'imow allow ada deqsiyo
Darajada adaa baxshe,
Qalbiga no dajiyo nogu deq
Dulqadka.

Da'imow dicifban nahe waxna
Doran mayno-waxna didikari
Mayne malik batahaye,
Nogu deq farxadan dhamanayniyo
Shumac dunida no ifiyon damayn
Abid amin amin๐Ÿคฒ

โ™กHal-abur xamse<
>Hamse-lakinzi

Isku day inad ad uu fahanto wll

Manso cusup (Wal walow kumatahay?)Wayahan socdiyoWaqtigan is warerinoWaniga walwalsan ,Xal waxan idhahdoWan wayo waxba i...
06/12/2020

Manso cusup
(Wal walow kumatahay?)

Wayahan socdiyo
Waqtigan is warerino
Waniga walwalsan ,
Xal waxan idhahdo
Wan wayo waxba i
Hayste tallow yan
Weshada?

Wagan yara iyo waqti
Xadirkan walwalow ii
Wareriso maxa ika dul
Warejinaya?
Qofkan laha wesho
Boskisi hadu wiqay

Wahsigan i haystaba
Gormu iga tagii?
Waqtiyow ku wargaliyay
Inan wanagi is waydarane
Tallow ma xumahan weshada?

Walow anku waniyay
Wadiganbtagi waye
Waba suale walwalow
Kuma tahay?yankula
Walaleya?

Hal-abur xamse (xamse lakinzi)

Address

Jijiga
123456

Telephone

+251961990484

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal abur Xamse M posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hal abur Xamse M:

Videos

Share



You may also like