11/01/2026
Trump ayaa ayaa xogaha soo baxayaan inuu ku amray cutubyo ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Mareykanka , inay diyaariyaan qorshayaal deg deg ah oo Mareykanka uu ku qabsan karo jasiiradda Greenland oo hoos tagta Denmark.
Isla markii warbixintan ay soo baxday , wuxuu Trump ku baahiyay bartiisa gaarka ah sawir uu meel sare saaranyahay oo lagu dul qoray ‘mar dhow’ ,taa oo loo qaatay in loola jeedo; “ Mar dhow waan idin dul joognaa.”
Maxay kula tahay?