
03/31/2022
Afduubkii Al Shabab ku soo if baxeen iyo afduubka maanta Framaajo isticmaalayo maxaa isku mid ka dhigay.
Bilowgii 2006 kii, Khawaarijta Shabab ayaa sabab u ahaa in ay isku dhacaan dowladii Baydhabo joogtey iyo Maxk**adahii Islaamiga ahaa. Khawaarijta sida Cayrow iyo Godane waxay si hoose u laayeen dadkii lacagta ,aqoonta, siyaasada, iyo waayo aratiniamda dowladnimo ku taageerijiray maxk**adaha islaamiga ahaa. Agduubkkaas ayaa saab u ahaa in ciidanka Ethiopia ay xoog ku yimaaaan Muqdisho markii ugu h**eesay taariikhda Somalida. Hadaba Framaajo waxaa uu isticmaalayaa Afduub la mid ah kii ay isticmaaleen Khawaarijta.
Farmaajo waxaa uu xoog iyo xeelad isugu geeynayaa in aysan doorsho dhicin ilaa laga gaarayo waqti dunidu go aansato in la dhaho Somalia dowlad k**a jirto oo bank aduunka iyo dhamaan dadka Somalia ka caawiya dowladnimad isaga huleeaaleen wadanka laguna noqdo dolwlad ku meel gaar ah. Afduubkaas waxaa u sahlaya koox qabiilkiis ah oo afduub u haysta doorasha 16 ka kursi ee gobalka Gado. Dilalka siyaasadeed oo dalka ka dhacaya oo lugaha laga galaya faramaajo. koox siyaasiyiin ah oo dadkoodii naceen oo ogsoona hadii dowlad lahelo ay qashinka ka aruurinyaan wadoonyinka. Laakin Farmaamjo waxaan ka maqan xikmadaha ah Balaayo waxay ku fiicantahay inta ay xir xiranthay hadii ay fur furtana meel ay ku dhamaandoonta cidina ma saadaalinkarto
Xikmadaas waxaa si fiican u fahamay dadk Reer Muqdisho