08/20/2026
Join us live, Somali Bridge will unveil the Best XI of the Seattle Somali Week Tournament! ��
Don’t miss the live coverage, expert analysis, and discussion as we reveal the tournament’s standout players. ��.
Maalinta bari ah 7:30 fiidnimo PST, Somali Bridge waxay soo bandhigi doontaa 11-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa Tartankii Seattle Somali Week! ��
Ha moogaan tabinta tooska ah, falanqaynta iyo doodda ku saabsan xiddigihii ugu bandhigga fiicnaa tartanka. ��
Toos uga qaybgal oo ha seegin waxaadna ka daawan doonto Youtube ka iyo Facebook live ka.