26/12/2025
Ogeysiis Bulshada Soomaaliyeed ee magaalada Seattle iyo nawaaxigeeda.
Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee Seattle waxaa lagu casuumay bandhigga buugga oo uu qoray Qoraa Dr. Nuur Hassan (PhD), buuggiisa “My Name Is Sahal”.
📅 Taariikh: 28 December 2025
🕡 Waqti: 6:30 fiidnimo
📍 Goob: Somali Community Services
8810 Renton Ave S, Seattle, WA
Buuggu wuxuu ka hadlayaa qurbaha, aqoonsiga, iyo rajada dhalinyarada Soomaaliyeed. Wixii faahfaahin dheeri ah fadlan ka fiiri flyer hoose.