09/06/2026
Maalin dhawayd nin oday ah baa igu yiri burcad badeeda soo laba kaclaysay dawlada XSM ayaa abuurtay ayadoo dana dhaqaale iyo dano dalal shisheye ka leh balse anigu k**a yeelin waana kula dooday waxana aaminsana inan dawlada federalka waxaas samayn karin, balse markan arkay qoraalkan ay kooxda XSM soo saartay waxaa oo lagu sheganayo xaafuun iyo qandala iyo Eyl waxaase yaableh qoraalka waxaa lagu dalbaday inan dawlad goboled lagu caawin dagaal ka burcad badeda balse kaliya kooxda XSM lagala shaqeyo.