SDM Somali Digital Media(SDM) is a Digital Multimedia Platform that Serves as the gateway of true journalism.

FULL TIMEWaxaa So Dhamatay Ciyartii caawa garoonka cusub ee Magaalada Dhagaxbuur ka qabsoontay ciyaar saaxiibtinimo oo t...
10/12/2026

FULL TIME

Waxaa So Dhamatay Ciyartii caawa garoonka cusub ee Magaalada Dhagaxbuur ka qabsoontay ciyaar saaxiibtinimo oo taariikhi ah, taas oo noqonaysa ciyaartii ugu horreysay ee lagu tijaabiyay garoonka cusub ee magaalada.

Madaxweynaha DDS Mud. Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyaan madaxwayne ku xigeenka DDS Mud. Ibrahim Cusmaan iyo masuuli...
10/12/2026

Madaxweynaha DDS Mud. Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyaan madaxwayne ku xigeenka DDS Mud. Ibrahim Cusmaan iyo masuuliyiin kale ayaa xadhiga ka jaray xarunta kamaradaha amniga ee caasimada jigjiga

kaameeradaha amniga oo wax wayn ka tari doona shaqada booliska caasimada ayaa awood u leh la-socodka muuqaallada masaafo dhan ilaa 10KM.

SDM

10/12/2026

iyo Abwaan Muxiyadiin Shaahid

10/12/2026

Ninka Maanta TPLF oo Tabar Beeshay Rajo Ka Sugaya Waa Talo Xumaale. #

Dhagaxbuur Waxaa caawa garoonka cusub ee Magaalada Dhagaxbuur ka qabsoomaysa ciyaar saaxiibtinimo oo taariikhi ah, taas ...
10/12/2026

Dhagaxbuur Waxaa caawa garoonka cusub ee Magaalada Dhagaxbuur ka qabsoomaysa ciyaar saaxiibtinimo oo taariikhi ah, taas oo noqonaysa ciyaartii ugu horreysay ee lagu tijaabiyo garoonka cusub ee magaalada. garoonka ayaa xadhiga laga jari doonaa 7aadka fooda inagu soo haya.

Ciyaartan ayaa dhex mari doonta laba kooxood oo ka kala socda qaybaha Fuudu iyo Culus, iyadoo ujeeddadu tahay tijaabinta garoonka iyo dhiirrigelinta ciyaaraha iyo horumarinta isboortiga magaalada.

🕢 Saacadda: 7:30 fiidnimo

📍 Goobta: Garoonka cusub ee Dhagaxbuur

Qabribeyax:-Mashruuca  Biyagalinta Magaalada Qabribeyax. wafdiga sare oo kasocda Safaaradda Jarmalka, KfW, UNICEF iyo Xa...
10/12/2026

Qabribeyax:-Mashruuca Biyagalinta Magaalada Qabribeyax.

wafdiga sare oo kasocda Safaaradda Jarmalka, KfW, UNICEF iyo Xafiiska Khayraadka Biyaha ee Dowlad-Deegaanka Soomaalida (SRSWB) ayaa maanta soogaadhay Maamulka Magaalada Qabribeyax.

Maayarka Maamulka Magaalada Qabribeyax Mudane Engineer Deex Cali Nageeye ayaa ugawarbixiyay Wafdiga xaaladda guud ee Maagalada gaar ahaan mashariicda kasocda magaalada iyo sidii loosiixoojin lahaa dhamaystirka mashaariicdan.
Intaas kadib Waftiga oo sookormeeray mashruuca biyagalinta Magaalada iyo mashaariicda kale ee kasocda Magaalada Qabribeyax.

Ugudanbayn Maamulka Magaalada Qabribeyax iyo waftiga ayaa isla qaatay in la xoojiyo lana dadajiyo mashruuca si looga midho dhaliyo jadwalka loodajiyay mashruuca adeegii loogu talogalayna uu ubixiyo.

10/12/2026

Waxaa Jira Dad Marwalba Guusha Ka Leexda. Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar.

10/11/2026

Hargeele Xarunta Gobalka Afdheer.

TACSI. Inaalilaahi Wa-inaa Ilayhi Raajicuun Bahda SDM waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka ...
10/11/2026

TACSI. Inaalilaahi Wa-inaa Ilayhi Raajicuun

Bahda SDM waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay allah yarxame marxuum General Mohamud Ahmed Geesacade oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka xooga dalka soomaaliyeed islamarkaana xilal kala duwan kasoo qabtay ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Ilaahay marxuumka ha u naxariisto guudahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan haka siiyo.

Aamiin, Aamiin, Aamiin
SDM

Address

Boston, MA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SDM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share