12/10/2025
Mahamud Dirir, oo Soomalida ku matala waddatashiga Qaran ayaa shirkan oo uu ku hayay London. Xalfadii ayuu mid kooxaha Axmarada ee Fano ka dhex kacay. Wuxuu bilaabay qaylo, isagoo sheegaya in Fano dhul qabsatay, in xasuuq lagu hayo iyo in Abiye Ahmed dambiyo geysto. Miiska ayuu dusha ka fuullayaa markaasu buuqii sii wadday.
Markuu dhamaystay Maxamud Dirir, ayaa codka qaatay. Wuxuu yidhi:"Hadii dhibaatoyinka dalka ka jira lagu xalin karo Faan/Faatabakh iyo laab la garaaco xiligan cidna isma daaliseen. Maskax degan oo caafimad qabto aan ku fikirno, dooddaha hallaga dhigo kuwo macquulla. Dalkan wuu xannuunsan yahay ee siddee loo daawayn karaa halays waydiiyo. Qaylo xal noqon mayso."
Dadkii masraxa fadhiyay ee ninku qabsaday unbaa halmar is badalay. Sacab unbaa loo tumay Mahamud Dirir. Buurralaydii ayaa baraha bulshada laga daba-qaato qaarbaa leh: "Xiligii buuqa iyo laab-garaacashada dadka ku eryan jirteen waa la dhaafay. Hada cid walbaa idin fahantay."